DEG DEG: Ciidanka gaarka ah ee Maraykanka oo howlgal ku dilay hogaamiyihii Kooxda Daacish

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in weerar ay ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ka fuliyeen waqooyi-galbeed Suuriya ay la beegsadeen hoggaamiyaha dowladda Islaamiga ah “Mahadsanidiin xirfadda iyo geesinimada ciidamadeena qalabka sida oo beegsaday goob uu ku sugnaa Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi oo ahaa hoggaamiyaha kooxda ISIS, dhammaan ciidamada Mareykanka waxay si nabad ah uga … Continue reading DEG DEG: Ciidanka gaarka ah ee Maraykanka oo howlgal ku dilay hogaamiyihii Kooxda Daacish